|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Talaada, 30 Juunyo 2009 22:59 |
|
Maaliintii Xoriyada , Middowgii Soomaaliya , Mucaaradka
iyo Mugdiga Colaadaha !!!
Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Waxaan dhambaal hanbalyo iyo bogaadin xamabaarsan u dirayaa bulsha waynta soomaaliyeed ee dalka gudihiisa iyo dibadiisa kala joogaa ee daafaha aduunka ku kala daadsan waxaan leeyaahay waa maalin weyn , waa maalintii qaranka , waa maalintii xoriyada
Waa maalintii calanka , waa maalin aan qofnaba ilaawi karin 01 07 1960 kii waa maalin galadeed oo xaqeeda iyo xeerkeeda iyo xasuusteedaba mudan.
Waxaan leeyaahay maalintan tixdan gaaban
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Jimca, 26 Juunyo 2009 22:23 |
|
Xuskii Xoriyada , Ma Xuskii Geerida ayaa Lagu Bedelay?
Xaalada Soomaaliya , Xal Malaha Miyaa aan Xabad ahayn?
Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Marka hore waxaan hanbalyo iyo bogaadin u dirayaa inta damiir wadaniyadeed
Damiir islaanimo iyo dameer dadnimo ku jiro,
marka xiga waxaan tacsi u dirayaa dhamaan bulshada soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay
dagaalada ayaandarada ah ee ka dhacayaa dalka soomaaliya
marka sadexaad waxaan baaq u dirayaa golayaasha dhaqanka, golayaasha waxgaradka iyo golaha gumaadka shacabka soomaaliyeed oo ah dhalinyarada soomaaliyeed
waxaan leeyahay;-
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Staff Report
|
|
Jimca, 26 Juunyo 2009 17:57 |
|
Dibadbaxyo aad u weyn ayna soo qabanqaabiyeen dhaqdhaqaaqa culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa maanta waxaa ay ka dhaceen qeybo ka mid ah degmooyinka gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya kuwaasi oo lagu xusayay 26-ka Juun oo ku beegan maalintii ugu horeysay ee la taagay Calanka Soomaaliyeed, waxaana halkaasi khudbado qiimo leh ka jeediyay madax ka tirsan dhaqdhaqaaqa Ahlu Sunna Waljamaaca ee maamula goboladaasi. |
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Staff Report
|
|
Jimca, 26 Juunyo 2009 17:54 |
Xeebaha magaalada Muqdisho ayaa saakay ilaa maanta geelinkii dambe waxaa lagu arkay Maraakiibta dagaalka iyo diyaarado milateri, kuwaasi oo muddo saacado ah dul heehaabayay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, waxaana dhaqdhaqaaqa Milateri ee ay wadaan dowladaha Mareykanka iyo Yurub ee Soomaaliya ay ku ilaalinayaan shixnadaha gargaarka ee la geynayo dalka Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Staff Report
|
|
Talaada, 23 Juunyo 2009 16:41 |
|
Kaddib markii maalinimadii shalay xarakada Al-Shabaab ay qaadeen xukun la sheegay inuu ahaa fal burcadnimo ah oo ay ku qaadeen afar wiil, waxaana Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ay ugu yeertay kooxda Alshabab in ay joojiso xubna-goynta ay ku fulinayso afar wiil oo dhallinyaro ah. |
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Staff Report
|
|
Talaada, 23 Juunyo 2009 16:28 |
|
(Warbixin) Muddo ka badan toddobaad dagaalada ka socda magaalada Muqdisho, ayaa waxay isbedel aan weli hore loo arag uu ku yimid dhinacyada nolosha asaasiga ah, sida Raashinka, biyaha, korontada iyo imkaaniyaadka muhiimka u ah nolosha bani'aadamka. |
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Staff Report
|
|
Talaada, 23 Juunyo 2009 16:24 |
|
Ururka Xisbul Islaam oo ka mid ah kooxaha ka horjeeda Dowladda KMG ah ayaa muddo ka badan shan bilood kaddib maamul u sameeyay Degmada Afgooye, waxaana tallaabadaasi oo dad badan ay la yaabeen waxa ku soo beegay xilligan in Xisbul Islaam maamul u sameeyo Degmada Afgooye, bacdamaa uu hore uga talinayay gobolo ka tirsan gobolka Sh/hoose. |
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Staff Report
|
|
Talaada, 23 Juunyo 2009 16:21 |
|
Kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gawaarida ciidamada qaada iyo kuwa gaashaaman isla markaana xalay saq dhexe galay degmada Ceelbare ayaa la sheegayaa inay halkaasi ka kaxeysteen mid ka mid ganacsade si weyn looga yaqaan degmada Ceelbarde. |
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Jabriil M. Nor (Jabra)
|
|
Isniin, 22 Juunyo 2009 17:59 |
|
Shir ay isugu yimaadeen Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed, kana dhacay xarunta Xisbigaasi ee magaalada Muqdisho ayaa waxay uga hadleen xaaladda dalka uu marayo, dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya Dowladda KMG ah iyo kooxaha mucaaradka, waxayna xubnaha kulankaasi ka qeyb galay daraasad qoto dheere ku sameeyeen qiimeyn iyo qaabka ugu haboon ee looga hortegi karo.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Sabti, 20 Juunyo 2009 21:03 |
|
Tacsi tiiraanyo leh
Waxaan halkan uga tacsiyeynaynaa anaga oo ah jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool wadanka Switzerland dhamaan ehliyadii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
Marxuumka Maxamed Maxamuud Macoow Ilaahay naxariista jano haka waraabiyee
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Sabti, 20 Juunyo 2009 11:15 |
|
Warar naga so garay Magaladda Baladweyne ayaa u xaqijiyay wariya u joga GON Mr:Guure Salaad Cilmi in durba soo galeen Cidamada Ethopia oo aad u huybeysan, xuduuda ay leyihiin Somaliya ee dhanka Baladweyne, ilaa iyo hadda lama oga dhanka ay ku so jeedaan, sida aan ka helnay xubna sare ee ku jira dowladda ku meel gar ah oo diday in la sheego Magacooda ayaa no xaqijiyay in codsigi Barlamanka ay ka aqbaleen labada Dowladood ee ethopia iyo Yaman.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Sabti, 20 Juunyo 2009 09:21 |
|
Shiikh Aadan Madoobe ayaa shirkiisaas jaraa'id ugu horeynba Tacsi u direy qoysaskii ay ka baxeen Xubnihii Dawladda ka tirsanaa, Nabadoonadii, Cuqaashii, Abwaaniintii iyo dakii kalee ku dhintay Qaraxii ka dhacay magaalada Beled WQeeyne dhawaan.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Jimca, 19 Juunyo 2009 19:23 |
|
Cawa oo Shekh Sharif Joga aga hore ee dagaalka Asago u yimid in cidamada Dagaalka ku jirta niyadda u dhiso balanqadyona lagalay asago la arkayay asago shirar goni goni ah la qadanayay sarakish iyo cidamada Sheekh sharif oo haysto qorigi oo isku difaci lahaa. Madaxweynaha Soomaliya ayaa caawa xili habeen ah lagu arkay guri ku yaala degmaad C/Casiis ee W/Muqdisho isagoo la dardaarmaya saraakil ka soo gadoodau dagaalka galabta ay xoogaga mucaaradka ku soo qabsadeen degmada Kaaran ee W/Muqdisho .
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Jimca, 19 Juunyo 2009 16:53 |
Injineer Maxamed Xuseen Caddoow oo ka mid ahaa baarlamaanka Soomaaliya ayaa wararku ay sheegayaan in lagu dilay dagaal hadda ka socda magaalada Muqdisho.
Dagaalka oo galabta ka bilowday degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu ku sii fiday xaafadda Mariino, halkaasi wararku ay sheegayaan in Injineer Caddoow lagu dilay.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Jimca, 19 Juunyo 2009 15:32 |
|
Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga Ameerika ( north America), gaar ahaan magaalada Rochester ee gobalka Minnesota, intooda garan karta qiimaha ay leedahay qarannimo Soomaliyeed, waxay tacsi qaran oo tiiraanyo badan u diraaysaa dhammaan shacabka Soomaliyeed, gaar ahaan qaraabaddii iyo eheladdii ayka geeriyoodeen Wasiirkii Amniga Qaranka Marxuun Cumar Xaashi Aaden, C/karin Faarax ( Laaqaanyo), Safiirkii hore ee Soomaliya u fadhin jiray Magaalada Addis Ababa iyo mas'uuliyiin dhowr ah oo ismiidaamin waxuush-nimo ah lagu qaarajiyey, iyagoo ku sugnay Hotel ku yaal magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan taariikhdu markay aheyd June 18th, 2009.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Jimca, 19 Juunyo 2009 15:24 |
Dagaal aad u xoog badan oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu ka socdaa degamada kaaran iyadoo xoogaga ka soo horjeeda dowlada soomaliya ay gudaha u soo galeen iyagoona heysta qeyb ka mid ah degmada kaaraan ee waqooyiga muqdisho..
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Qamiis, 18 Juunyo 2009 14:12 |
|

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa qaraxii maanta lagu dilay wasiirka Amniga Dowladda KMG Soomaaliya Cumar Xaashi Aadan waxaa uu ku eedeeyay in ay ka dambeeyaan kooxo uu ku sheegay in ay yihiin Al Qaacida.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Qamiis, 18 Juunyo 2009 13:50 |
|
Ururka Al Shabaab ayaa sheegtey inay ka dambeeyeen qaraxii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasi oo ay ku dhinteen masuuliyiin ka tirsaneyd DKMG.
Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al Shabaab oo telefoon kula telefishanka Al Jazeera ee afka carabiga ku hadla ayaa sheegay in ay iyagu qorsheeyeen qaraxa maanta ka dhacay Beledweyne, ayna ula dan lahaayeen wax uu ku tilmaamay dad cadow ah.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Qamiis, 18 Juunyo 2009 10:28 |
|

War deg deg ah oo goordhaw nagasoo gaaray magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Khasaara xoogan uu ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Isniin, 15 Juunyo 2009 21:54 |
|
Xaalada magaalada Muqdisho oo todobaad yadii la soo dhaafay u muuqatay mid kadagan xilliyadii hore ayaa waxaa labadii maalmood ee ugu danbaysay ka soo ifbaxaya sansaan dagaal oo ay dadku cabsi badan ka muujinayaan.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Isniin, 15 Juunyo 2009 21:46 |

Dad farabadan oo ku nool Somalia ayaa firkrado kala gedisan ka muujina sida ugu muhiimsan ee loosoo Afjari karo dhibaatada ka aloosan Somalia.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Axad, 14 Juunyo 2009 11:15 |
|
Dagaalkani oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan islamarkaana u dhaxeeya Ciidamo ka wada tiresan dowladda KMG Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta ka qarxay jagboontiga Ex Control Afgooye,waxaan dagaalkaasi uu bilowday kadib markii ay isku dhaceen ciidamo ku sugnaa Contaroolkaasi iyo Ciidamo La sheegay in ay galbinayeen Raashin gar gaar ah oo Wadadasi marayay.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Sabti, 13 Juunyo 2009 11:59 |
|
Inaalilaah wa inaa ileyhi rajicuun:-Dhamaan bahda reer c/casiis oo ku nool dalka gudahiisa iyo dibadiisaba ,waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan ugu diraynaa Walaalkeen C/qaadir Xaaji daahir "Shiikha" oo walaashiis marxuumad Faaduma Xaaji Daahir ay ku geeriyootay dalka Ethiopia.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Jabriil M. Nor (Jabra)
|
|
Arbaca, 10 Juunyo 2009 07:14 |
Ahmed Walad Abdalla Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya ayaa shalay ka hadlay shirkii ka soconaayay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo u socday kooxda Xiriirka caalamiga ah.
|
|
Sii aqriso...
|
|
Waxaa qorey Gololey Online News
|
|
Talaada, 09 Juunyo 2009 09:22 |
|
Kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen waxgaradka, aqoonyahanka, culumaa’udiinka, dhallinyarada, Haweenka iyo bulshada beelweynta Hawiye ayaa shalay lagu qabtay Hotelka Global ee magaalada Muqdisho. |
|
Sii aqriso...
|
|